الخميس، 31 مايو 2018

irabada la isku mudayaa ma jabisaa soonka?

IslamHouse.com Soomaali - Somali - صومالي
irabada la isku mudayaa ma jabisaa soonka?
ibraduhu waa labo nooc:
1- kuwo loo isticmaalo cunto ahaan sida #glucose,ka noocaasi way jabiyaan soonka.
2- kuwa aan loo isticmaalin cunto ahaan, noocaasi ma jabiyaan soonka.

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق