السبت، 7 مايو 2022

shiicada iyo mawaaqiftooda 1 - Soomaali - Maxamed Cumar Dirir

shiicada iyo mawaaqiftooda 1 - Soomaali - Maxamed Cumar Dirir: muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada koowaad waxa uu kaga hadlay taaraakhda shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin qur aanka , meelaha ay iska eegyihiin yahuuda.

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق